Mareykanka oo faah faahin dheeraad ah ka bixiyay duqeyn lagu dilay sarkaal ka tirsan Daacish

0
70

Talaado, April, 16, 2019 (HOL) – Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeyn lagu dilay ku-xigeenka Ururka Daacish ee dalka Soomaaliya Cabdixakiin Dhocob, waxaana dilkan faah faahin dheeraad ah ka bixiyay taliska Mareykanka ee Africom,.




SOURCE: Mareykanka oo faah faahin dheeraad ah ka bixiyay duqeyn lagu dilay sarkaal ka tirsan Daacish

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.