Mareykanka oo faah faahiyay duqeymo uu ka fuliyay Gobolka Sh/Hoose

0
95

Taliska Ciiddanka Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika ee AFRICOM waxay sheegeen inay 2 Duqeyn dhanka cirka ku qaadeen Al-Shabaab 48-kii saacadood ee la soo dhaafay. Hadal-qoraal oo uu AFRICOM soo saaray  ayuu ku sheegay iyagoo taageero siinaya Ciiddanka DFS inay  bishan 3-dii qaadeen Duqeyn ay la beegsadeen fariisin ay Al-Shabaab ku leeyihiin Degaanka Gendershe ee […]




SOURCE: Mareykanka oo faah faahiyay duqeymo uu ka fuliyay Gobolka Sh/Hoose

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.