Mareykanka oo hanjabaad u diray dowladda Ciraaq

0
273

Isniin, Janaayo, 06, 2020 (HOL)- Iyadoo ay sii kululaaneyso xiisada Diblomaasiyadeed ee u dhaxeysa Mareykanka, Ciraaq iyo Iiraan, ayuu madaxweyne Donald Trump ugu hajabay dalka Ciraaq cunaqabateyn ballaaran haddii ay xukuumaddu meel mariso qaraarka ama go’aanka ka soo baxay Baarlamaanka




SOURCE: Mareykanka oo hanjabaad u diray dowladda Ciraaq

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.