Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay jari doonto Kaalmadda la siiyo dalalka Afrikaanka ee dagaalka kula jira Kooxaha ay Reer Galbeedka ugu yeeraan Argagixisadda. Tallaabadaasi ayaa la sheegay inay qeyb ka tahay Istaraatijiyadda Difaaca Maraykanka ee cabsida badan uga imaanaya Dowladaha Raashiya iyo Shiinaha. Milliteriga Maraykanka ee ka jooga Qaaradda Afrika ayaa la kordhiyey, kadib, markii […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Mareykanka oo joojinaya taageerada Millateri ee uu siiyo dalal ay ka mid tahay Somalia