Mareykanka oo ka hadlay duqeyn ka dhacday Dajumma ee gobolka Jubbada Dhexe

0
8

Talaado, December, 17, 2019 (HOL)- War ka soo baxay Taliska Ciidamada Maraykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa lagu faah faahiyey duqeyn dhinaca cirka ah oo uu Mareykanka ka fuliyey degmo ka tirsan Gobolka Jubbada Dhexe.




SOURCE: Mareykanka oo ka hadlay duqeyn ka dhacday Dajumma ee gobolka Jubbada Dhexe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.