Mareykanka oo ka hadlay qaraxyadii ka dhacay Baydhabo iyo xuska dhacdadii 14kii Octoober

0
352

Mareykanka wuxuu taageerayaa shacabka Soomaaliyeed iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya oo xusaya dhacdadii foosha xumeed ee ka dhacday Caasimadda Muqdisho bisha October 14ka, 2017, halkaasi oo ay ku dhinteen 587 qof,halka boqolaal kale ay ku dhaawacmeen. Waxaan tacsi guud udireynaa qoysaskii, saaxibadii iyo shacabka ee ku dhaawacmay kuna dhintey qaraxii shalay ka dhacay Magaalada Baydhabo. Waxaana […]




SOURCE: Mareykanka oo ka hadlay qaraxyadii ka dhacay Baydhabo iyo xuska dhacdadii 14kii Octoober

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.