Mareykanka oo Liiska Argagixisada ku daray Urur la sheegay in uu xiriir la leeyahay Al-shabaab

0
426

Jimco, July, 20, 2018 (HOL)–Wasaaradda arrimaha dibeda dalka Mareykanka ayaa war ay soo saartay ku sheegtay in Liiiska Argagixisada lagu diray Ururka Jamaactu Al Hijra oo sida warbixinta lagu sheegay ka howlgala dalalka Soomaaliya iyo Kenya.




READ MORE FROM THE SOURCE: Mareykanka oo Liiska Argagixisada ku daray Urur la sheegay in uu xiriir la leeyahay Al-shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.