Mareykanka oo qorsheynaya Waddo Sahayda u soo marto Ciiddankiisa ku sugan Saldhigga Balli-doogle

0
68

Waaxda Difaaca Maraykanka ayaa la sheegay inay wadaan wejiga koowaad  Mashruuc ay ku horumarinayo waddo-dhulka oo ay Sahayda u soo maraan  oo isku xirta Saldhigoodfa weyn ee ku yaalla dalka Jabuuti iyo Saldhigyadda kale ee ay Milliteriga Maraykanka ku leeyihiin Dalalka Bariga Afrika. Saraakiisha Waaxda Gaashaandhigga Maraykanka iyo Qandaraaslayaasha ayaa sheegay in Wejiga Koowaad ee […]




SOURCE: Mareykanka oo qorsheynaya Waddo Sahayda u soo marto Ciiddankiisa ku sugan Saldhigga Balli-doogle

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.