Madaxweynaha dalka Maraykanka, Donald Trump waxa uu u soo magacaabay Ambassador Donald Yukio Yamamoto inuu noqdo Safiirka Cusub ee u joogi doona Somalia. Ambassador Donald Yukio Yamamoto oo 65-jir waxa uu Hawlaha Diplomaasiyadda ku soo biiray sannadkii 1980-kii waxa uu haatan Madax ka yahay Waaxda Wasaaradda Arrimaha Dibedda Maraykanka ugu qaabilsan Qaaradda Afrika. Ambassador Donald […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Mareykanka oo Safiir Cusub u soo magacaabay Somalia