Mareykanka oo safiir cusub u soo magacaabay Soomaaliya

0
281

Khamiis, July, 12, 2018 (HOL)–Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa u doortay Donald Yamamoto in uu noqdo safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya, isaga oo badallaya safiirkii hore Stephen Schwartz..




READ MORE FROM THE SOURCE: Mareykanka oo safiir cusub u soo magacaabay Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.