Mareykanka oo shaaciyay magaca iyo sawirka Askari Mareykanka ah oo dhawaan lagu dilay Soomaaliya

0
144

Mareykanka oo shaaciyay magaca iyo sawirka Askari Mareykanka ah oo dhawaan lagu dilay Soomaaliya
Axad, June, 10, 2018 (HOL)–Dwladda Mareykanka ayaa shaacisay Sawirka iyo Magaca askarigii Mareykanka ahaa ee lagu dilay Jimcihii la soo dhaafay duleedka magaalada Kismaayo, gaar ahaan deegaanka Sanguuni ee gobolka Jubadda Hoose.

READ MORE : Mareykanka oo shaaciyay magaca iyo sawirka Askari Mareykanka ah oo dhawaan lagu dilay Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.