Mareykanka oo sheegay in uu duqeyn ku dilay 62 dagaalyahan oo ka tirsanaa Al-shabaab

0
346

Isniin, December, 17, 2018 (HOL)-Taliska Mareykanka ee AFRICOM ayaa maant oo Isniin ah sheegay duqeyn ay ka fuliyeen Soomaaliya gaar ahaan gobolka Shabeellaha Hoose Sabtidii iyo Axadii todobaadka ku dileen 62 dagaalyahan oo ka tirsanaa Al-shabaab.




SOURCE: Mareykanka oo sheegay in uu duqeyn ku dilay 62 dagaalyahan oo ka tirsanaa Al-shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.