Mareykanka oo sheegay in uu ka baxayo heshiiskii dhinaca hubka ee Ruushka kala dhexeeyay

0
290

Axad, October, 21, 2018 (HOL)– Madaxwaynaha Marekanka, Donalda Trump ayaa wariyayaasha u sheegay in Ruushka uu jabiyay heshiiskii 1987 ee dhanka niyukleerka oo ay horey u wada galeen dowladaha Ruushka iyo Mareykanka.




SOURCE: Mareykanka oo sheegay in uu ka baxayo heshiiskii dhinaca hubka ee Ruushka kala dhexeeyay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.