Mareykanka oo sheegtay duqeyn laga fuliyey duleedka Magalada Muqdisho

0
158

Taliska ciidanka Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa war saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay in ay 2dii bishan 4 qof oo ay ku tilmaameen “argagixiso” ku dileen meel 74 KM waqooyiga galbeed ka xigta magaalada Muqdisho. Qoraalka ayaa lagu sheegay in iyadoo la kaashanayo xukuumadda federaalka ee Soomaaliya ay ciidanka Ameerikaanku qaadeen weerarkaas oo ahaa […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Mareykanka oo sheegtay duqeyn laga fuliyey duleedka Magalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.