Mareykanka oo soo dhaweeyay heshiiska laga gaaray khilaafkii dhismaha Galmudug

0
9

Khamiis, December, 12, 2019 (HOL)-Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Amb. Donald Y. Yamamoto ayaa soo dhoweeyay heshiiskii ay wada gaareen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hoggaanka Ahlu Sunna Waljameeca.




SOURCE: Mareykanka oo soo dhaweeyay heshiiska laga gaaray khilaafkii dhismaha Galmudug

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.