Markab lagu duqeeyay degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose

0
350

Isniin, July, 23, 2018 (HOL)–Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in madaafiic dhowr ah lagu tuuray Markab taagnaa xeebta degmada Baraawe oo sida la sheegay sahay u siday ciidamada AMISOM ee deegaanka ka howlgala.




READ MORE FROM THE SOURCE: Markab lagu duqeeyay degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.