Markab xoolo ka qaaday Dekadda Berbera oo ku xayiran dekadda Jiidda ee Sucuudi Carabiya

0
40

Sabti, July, 13, 2019 (HOL)-Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo horumarinta Kalluumaysiga Somaliland Xasan Maxamed Gaafaadhi ayaa sheegay in markab xoolo siday oo Berbera ka baxay ku xaniban yahay dekada Jidda ee Sucuudiga Carabiyo ka dib markii xukuumada Soomaaliya cadaadis ku saarto in xoolahaasi dib loo celiyo.




SOURCE: Markab xoolo ka qaaday Dekadda Berbera oo ku xayiran dekadda Jiidda ee Sucuudi Carabiya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.