Markabkii ugu horeeyay ay leedahay Itoobiya oo ku xirtey dekeda Musawac ee Eritrea

0
497

Markabkii ugu horreeyey ee laga leeyahay Itoobiya ayaa ku xirtay dekadda Eritrea ee Masawa 20 sano ka dib, sida ay Twitterka ku qortay warbaahin xiriir la leh dawladda. Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa hadda ku sugan dalka Eritrea, isaga oo wadahadal la leh madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki, ka dib markii labada masuul ay bishii Luulyo […]




SOURCE: Markabkii ugu horeeyay ay leedahay Itoobiya oo ku xirtey dekeda Musawac ee Eritrea

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.