Masaajidyo ku yaalla UK oo la weeraray iyo Muslimiinta dalkaas oo ka carooday

0
420

War ka soo baxay dalad ay ku mideysan yihiin Muslimiinta ku nool Wadanka UK yaa waxaa looga hadlay weerar lagu qaaday masaajido ku yaal magaalada Birmingham xilli lagu jirey Salaadii Cishaha. Masaajiyada weerarka lagu qaaday ayaa kala ah Qamarul Islaam iyo Al-Hijrah,waxaana dhibaatooyin loo geystay qaar ka mid ah miraayadaha daaqadaha Masaajidyadaas,iyada oo aan weli […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Masaajidyo ku yaalla UK oo la weeraray iyo Muslimiinta dalkaas oo ka carooday

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.