Masar iyo Jabuuti oo ka wada hadlay Xaalladda Somalia iyo Ammaanka Badda Cas.

0
160

Wargeyska Maalinlaha ee Al-masri Alyoon ee ka soo baxa magaalladda Qaahira ayaa qoray in Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Masar, Samiix Shukri iyo dhigiisa dalka Jabuuti, Maxamuud  Cali Yuusuf ka wada arrinsadeen Xiriirka labadooda Waddan, Xaallaadaa Somalia iyo Yemen, Ammaanka Geeska Afrika, Gacan-biyoodka Baabul Mandab ee Gacanka Carabta iyo Biyo-xireenka Ethiopia ka dhistay Webiga Niil. Labada […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Masar iyo Jabuuti oo ka wada hadlay Xaalladda Somalia iyo Ammaanka Badda Cas.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.