Mashquul badan oo Caawa laga dareemayo Xarunta Dambi baarista ee CID-da

0
310

Waxaa Caawa mashquul badan laga dareemayaa runta dambi baarista ee CIDA-da halkaas oo gelinkii dambe ee Maanta lagu xirey lix xubnood oo ka mid ah masu’uuliyiin ka tirsan waaxda Canshuuraha ee dekadda Muqdisho. Wadooyinka soo gala Xarunta dambi baarista ee CID-da ayaa waxaa Caawa la dhigay Ciidamo ka tirsan kuwa booliska Soomaaliya kuwaas oo mararka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Mashquul badan oo Caawa laga dareemayo Xarunta Dambi baarista ee CID-da

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.