Wararka naga soo gaaraya Magalada Berbera ee Gobolada Waqooyi ayaa waxa ay sheegayaan in uu is casilay xisaabiyihi Guud ee Shirkada DP World u qaabilsanaa Dekada Berbera oo lagu Magacaabo Iimaan Yuusuf Iimaan. Wararka aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in sababta uu isku casilay ay tahay in uu aad u dhaliilay Shaqada ka socota […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Masuul ka tirsanaa Shirkada DP World ee dekada Berbera oo is casilay