Mas’uuliyiin ka qeybgashay xuska maalinta dhalinyaradda aduunka

0
93

Axad, August, 12, 2018 (HOL)–Munaasabad lagu Xusayey Maalinta Dhalinyarada Aduunka 12- Agoosto 2018 ayaa lagu qabtey Xarunta Jaamacadda Ummada Soomaaliyeed , waxaana ka qayb galey Wasiiro, Masuuliyiinta Jaamacadda Ummada, Macalimiinta Jaamacada, Dhalinyaro isugu jirey Wiilal iyo Gabdho iyo Marti Sharaf kale.




READ MORE FROM THE SOURCE: Mas’uuliyiin ka qeybgashay xuska maalinta dhalinyaradda aduunka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.