Mas'uuliyiin ka tirsan Puntland oo beeniyay Daacish inay la wareegeen deegaanno ka tirsan gobolka Bari

0
73

Sabti, September, 15, 2018 (HOL)–Maamulka deegaanno dhaca galbeedka gobolka Bari ayaa hay’adaha ammaanka ka dalbaday in tallaabo laga qaado cidda baahisay in Daacish ay la wareegeen deegaanno ka tirsan gobolka.




SOURCE: Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo beeniyay Daacish inay la wareegeen deegaanno ka tirsan gobolka Bari

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.