Mas'uuliyiinta gobolka Sool ee Somaliland iyo wefti Qaramadda midoobay iyo IGAD iskugu jira oo kulmay

0
316

Axad, July, 29, 2018 (HOL)-Masuuliyiin iskugu jira xildhibaanno iyo wasiiro ka soo jeedda gobolka Sool ayaa maanta shir albaabadu u xidha yihiin la yeeshay wefti ka socda Qaramadda midoobay iyo urur goboleedka IGAD, kuwaas ka wada hadlay arrimaha Tuko raq.




READ MORE FROM THE SOURCE: Mas’uuliyiinta gobolka Sool ee Somaliland iyo wefti Qaramadda midoobay iyo IGAD iskugu jira oo kulmay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.