Mas’uuliyiinta Wasaaradda Dastuurka oo warbixin siiyay xubno ka tirsan Madaxtooyada Qaranka

0
26

Khamiis, July, 11, 2019 (HOL) -Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo ay wehliyaan La-taliyayaal iyo Agaasime-waaxeedyo katirsan Wasaaradda Dastuurka ayaa maanta kulan la yeeshay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka oo ay wehliyaan Agaasime-waaxeedyo katirsan Mdaxtooyada Qaranka iyo qaar kamid ah La-taliyayaasha Madaxweynaha JFS.




SOURCE: Mas’uuliyiinta Wasaaradda Dastuurka oo warbixin siiyay xubno ka tirsan Madaxtooyada Qaranka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.