Maxaa ka jira in Jeneraal Caanood uu la goostay Ciidamo farabadan? (Akhriso)

0
575

Abaanduulihii hore ee ciidanka milateriga ee Soomaaliya Jeneraal Cabdulaahi Cali Caanood ayaa beeniyey inuu ciidan la goostay oo uu doonayo inuu dagaal jabhadayn ah bilaabo. Jeneraalku wuxuu sheegay in maanta uu dagaal ku dhex maray ayaga iyo Al Shabaab magaalada Marka, kaasoo uu sheegay in ay iyagu bilaabeen. Wuxuu ku tilmaamay dagaalku inuu ahaa “mid […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Maxaa ka jira in Jeneraal Caanood uu la goostay Ciidamo farabadan? (Akhriso)

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.