Arbaco, June, 27. 2018 (HOL) – Sida Idaacada VOA uu u sheegay sarkaal ka gaabsaday magaciisa kana tirsan ciidamada Sirdoonka Soomaaliya Isniintii aynu soo dhaafnay deegaan ka tirsan Koonfur Soomaaliya uu ku geeriyooday hogaamiyihii ururka Al-shabaab Ahmed Diriye (Abu Cubeyda)
READ MORE FROM THE SOURCE: Maxaa ka jira in uu geeriyooday Hogaamiyihii Al-shabaab Abu Cubeyda