Maxaa keenay in Mareykanka uu muwaadiniintiisa uga digo inay u safraan Somalia?

0
485

Waaxda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka waxay shalay soo saartay Digniin ku wajahan inaysan Muwaadiniintooda socdaal ku tegi karin 7 dal oo ku yaalla Bariga Afrika, kuwaasi oo kala ah Somalia, Sudan, Kenya, Uganda, Tanzania, South Sudan iyo Rwanda. Websaytka Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka oo lagu soo daabacay Digniintaasi waxay Muwaadiniintooda uga digtay inaysan u socdaalin […]




SOURCE: Maxaa keenay in Mareykanka uu muwaadiniintiisa uga digo inay u safraan Somalia?

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.