Maxaa laga filankaraa kulanka Trump iyo Putin? Warbixin)

0
147

Kulan siyaasadeed oo aad loo hadal haayo una dhexeeya Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin, lafilayaa in dhawaan uu qabsoomo,kaasi oo noqonaya kulankoodii ugu horreeyey oo rasmi ah,waxaana ay 16-ka July ku yeelan doonan magaalada Helsinki ee caasimadda wadanka Finland. Talaabadan ayaa ka dambeysay kadib markii la-taliyaha amniga qaranka ee madaxweynaha Mareykanka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Maxaa laga filankaraa kulanka Trump iyo Putin? Warbixin)

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.