Maxaa waqtigan ku soo beegay in dowladda Soomaaliya raali-galin ka bixiso xaraggii Qalb-Dhagax

0
307

Isniin, July, 30, 2018 (HOL) – Iyadoo la soo xiganayo wareysi uu bixiyay guddoomiyaha Ururka ONLF Admiral Maxamed Cumar Cismaan, madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isaga oo ku sugan Asmara raali-galin ka bixiyay xariggii ay u gacan –galintii Itoobiya Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax.




READ MORE FROM THE SOURCE: Maxaa waqtigan ku soo beegay in dowladda Soomaaliya raali-galin ka bixiso xaraggii Qalb-Dhagax

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.