Maxaa waqtigan ku soo beegay shaqo ka ceyrintii Col Gabre

0
113

Talaado, June, 26, 2018 (HOL)-Urur gobolleedka IGAD ayaa qoraal shalay ka soo baxay xilkii uu ka hayay Ururka ka ceyriyay Col Gabre oo ahaa la taliye sare oo dhinaca siyaasada ah, dhinaca kalana ahaa sarkaal saameyn weyn ku dhax lahaa siyaasada Soomaaliya.




READ MORE FROM THE SOURCE: Maxaa waqtigan ku soo beegay shaqo ka ceyrintii Col Gabre

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.