Maxaabiis ka baxsatay Xabsi ku yaalla dalka Libya

0
55

Booliska dalka Liibiya ayaa waxay sheegeen in 400 oo maxabuus ay ka baxsadeen xabsi ku yaallo caasimadda Tripoli. Boolisku waxay intaa ku dareen iney macabiistu inay ka baxsadeen xabsiga Ain Zara iyada oo ay magaalada Tripoli dagaallo xooggan ku dhex marayaan dhinacya halkaasi isku hayo. Wakaaladda wararka ee AFP ayaa waxay sheegtay iney ilaalada macabiista […]




SOURCE: Maxaabiis ka baxsatay Xabsi ku yaalla dalka Libya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.