Maxaabiis ka tirsan Kooxda Daacish oo lagu dilay dalka Ciraaq.

0
347

Ra’isul-wasaaraha dalkaasi, Xaydar Al-cabaadi waxa Amarkaasi bixiyey, kadib, markii Arbacadii la helay maydadka 8 xubnood oo ka tirsanaa Ciiddanka Ammaanka oo lagu tuhunsan yahay inay Kooxda Daacish dileen. Qoraal Xafiiska Ra’isul-wasaaraha Iraq ka so obaxay Khamiistii la soo dhaafay waxa uu amar ku bixiyey in la dedejiyo dilka Maxaabiista ku eedeysan falal Argagixiso. Boqolaal Maxaabiis […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Maxaabiis ka tirsan Kooxda Daacish oo lagu dilay dalka Ciraaq.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.