Maxay isku qabteen xildhibaan Fiqi iyo guddoomiye Yariisow?

0
368

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa maanta Fariin u diray siyaasiyiinta dhaliilsan dowladda Soomaaliya iyo amaanka magaalada Muqdisho.Saacado kadib markii Fariintaasi uu diray Guddoomiye Yariisow ayaa waxaa bartiisa Facebook jawaab soo dhigay Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo si weyn u mucaaradsan dowladda Soomaaliya.Intaasi Kadib Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho ayaa Jawaab kale oo Adag siiyay Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi.Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com




SOURCE: Maxay isku qabteen xildhibaan Fiqi iyo guddoomiye Yariisow?

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.