Maxkamad laashay racfaan uu qaatay Muwaadin Soomaali loo heysto Al-Shabaabnimo

0
50

Maxkamadda Rafcaanka ee magaalladda Ontaariyo ee dalka Kanada ayaa shaacisay inay laashay Rafcaan uu soo qortay Maxamed Xasan Xersi oo 32-jir ah, kaasi oo horey loo xukumay xabsi 5 sanno ah. Maxamed Xasan Xersi ayaa la sheegay inay la xiray bishii Maarso 29-dii ee sannadkii 2011-kii, xilligaasi oo ay Ciiddanka dalkaasi ka qabteen isago odoonayey […]




SOURCE: Maxkamad laashay racfaan uu qaatay Muwaadin Soomaali loo heysto Al-Shabaabnimo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.