Maxkamad lasoo taagay Haweeney Soomaali ah oo gabdhaheeda ku sameysay Gudniinka Fircooniga

0
303

Maxkamad ku taalla magaalladda KUWIINISLAND  ee dalka Australia waxaa la soo taagay Haweeney Soomaali oo lagu eedeynayo in ay  2 gabdho oo ay dhashay ay bishii April ee sannadkii 2015-kii u soo kaxeysay Somalia, si loogu sameeyo Gudniinka Fircooniga ee FGM. Haweeneydaasi oo aan magaceeda la shaacinin sababo dhinaca Sharciga waxay beenisay inay Carruurteeda dalka […]




SOURCE: Maxkamad lasoo taagay Haweeney Soomaali ah oo gabdhaheeda ku sameysay Gudniinka Fircooniga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.