Maxkamad xukun ku riday Qoys Soomaali lala xiriirinayo Daacish

0
127

Xubno ka tirsan Qoys Soomaali ayaa la sheegay in la soo taagay Maxkamad ku taalla London, kuwaasi oo la sheegay inay Barta Bulshadda ee qoyskaasi ee Whatsap Group ku wadaageen Fariimo la sheegay inay ku muujiyeen taageero ay u hayaan Weerarkii ka dhacay deegaanka Westminister ee bartamaha magaalladda London sannadkii 2017-kii. Haweeney lagu magacaabo Asma […]




SOURCE: Maxkamad xukun ku riday Qoys Soomaali lala xiriirinayo Daacish

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.