Maxkamada ciidamada oo xukun dil ah fulisay

0
48

Arbaco, July, 10, 2019 (HOL) – Maxkamada Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa subaxnimadii hore ee saakay oo Arbaco ah waxaa ay xukun dil toogasho ah ku fulisay Saddex rag ah oo loo heysto inay ka dambeeyeen weerar lagu qaaday Hotelka Naasa-Hablood 2 ee Magalada Muqdisho Sanadkii 2017.




SOURCE: Maxkamada ciidamada oo xukun dil ah fulisay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.