Maxkamada ciidamada oo xukun ku riday dhalinyaro ku eedeysan in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab

0
51

Sabti, September, 15, 2018 (HOL)–Maxkamadda Ciidamada qalabka sidda ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday 5 ruux oo dhalinyaro ah, kuwaasoo lagu eedeeyay in ay ka tirsan yihiin dagaalyahanada Al-Shabaab ee ka dagaallama Soomaaliya.




SOURCE: Maxkamada ciidamada oo xukun ku riday dhalinyaro ku eedeysan in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.