Maxkamada Ciidamada oo xukun ku riday lix eedeysane

0
345

Lixda eedeysane ayaa soo abaabulay weerar ay dad shacab ku dhinteen 28-ka bishii tegtay iyagoo gacan siinayay Mahad Xuseen Shiidow oo maalin ka hor wada bajaajle ku dilay degmada Beledweyn ee gobalka Hiiraan. Khubarro baarayaal ah oo Muqdisho kaga yimid dhacdadan, wakiilna ka ahaa dowladda dhexe ee Soomaaliya ayaa iyana sii baaray dhacdadan, waxa ayna […]




SOURCE: Maxkamada Ciidamada oo xukun ku riday lix eedeysane

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.