Maxkamada Ciidamada oo xukuntay Nin lagu eedeeyey farsameynta Qaraxyada

0
90

Maxkamadda darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa waxay ku dhawaaqday Xukun dacwad ciqaabeed loo heystay eedeysane Jaamac Xuseen Xasan Nuuni oo Xafiiska Xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka sida ay ku soo eedeysay inuu ka tirsan yahay Kooxda Daacish una qaabilsanaa farsameynta Qaraxyada. Eedeysane Jaamac Xuseen Xasan Nuuni ayaa ka soo qeyb qaatay dagaalo ka dhacay […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Maxkamada Ciidamada oo xukuntay Nin lagu eedeeyey farsameynta Qaraxyada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.