Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukun dil ah fulisay

0
232

Isniin, Janaayo, 07, 2019 (HOL)- Maxkamadda ciidamada qalabka sida dowladda Soomaaliya ayaa saakay xukun toogasho ah ku fulisay labo dhalinyarro ah oo ku eedeysnaa in ay horay u dileen nabaddoon.




SOURCE: Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukun dil ah fulisay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.