Maxkamadda ciidamadda oo xukuntay Labo askari oo ka tirsan ciidamada dowlada

0
16

Isniin, Janaayo, 14, 2019 (HOL)-Sedax Alifle Booliis. Cali Mahdi Maxamed iyo Tahliil Cali Maxamed ayaa loo xiray dilka Marxuum Ex Kormeera Sedaxaad Booliis. Xasan Aadan Ibraahim, dilkaasi oo ka dhacay gudaha Saldhigga degmada Hilwaa ee gobalka Banaadir sanadkii tagay.




SOURCE: Maxkamadda ciidamadda oo xukuntay Labo askari oo ka tirsan ciidamada dowlada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.