Waxaa Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ay xukun 5 ku riday 18 askari oo ka tirsan ciidanka xoogga kuwaas oo dhawaan uu tababar uu usoo xiray Ra”isul-wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. 18 Askari ayaa Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida waxa ay ku xukuntay min shan sano oo xabsi ciidan ah,Askarta la xakumay […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida oo xukun ku riday Askar ka tirsan Xoogga Dalka