Maxkamadda G/Banaadir oo amartay in Xabsiga lagu sii hayo Ninkii Ajnabiga ee lagu qabtay Garoonka Muqdisho

0
387

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa amaratay in xabsiga dhexe ee Xamar lagu sii hayo Antony Thomas oo ah 48 sani jir u dhashay Boqortooyada Ingiriiska. Antony Thomas  ayaa Maxkamadda Gobolka Banaadir sida ay sheegtay waxaa loo heystaa isku day Qatar gelinta degenaanta guud iyo ku guul dareysiga sheegitaanka waxyaabaha Qarxa, kuna eedeysan Qodobada 332-531 ee Xeerka […]




SOURCE: Maxkamadda G/Banaadir oo amartay in Xabsiga lagu sii hayo Ninkii Ajnabiga ee lagu qabtay Garoonka Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.