Isniin, December, 17, 2018 (HOL)- Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa go’aan ka gaartey kiis ku saabsan musuq-maasuq loo haystay wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya, Mukhtaar Mahad Daa’uud.
SOURCE: Maxkamadda gobolka Banaadir oo xukun ku riday wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya