Maxkamadda Sare Ee Mareykanka Oo Taageertay Go’aankii Trump

0
140

Maxkamadda sare ee Mareykanka ayaa ku raacday Donald Trump go’aankiisii ahaa in lix dal oo Muslimiin u badan aysan soo geli karin gudaha Mareykanka.
Maxkamadaha hoose ayaa u arka mamnuucista Trump mid aan dastuuri aheyn balse maanta ayaa maxkamadda sare ee Mareykanka ay ku raacday go’aanka Donald Trump.
Trmp ayaa ballanqaaday xilligii uu ku jiray ololaha doorashada in uu Mareykanka uu ka mamnuuci doono dadka u dhashay lix dal oo Muslimiin ah inay soo galaan dalkiisa.
Trump ayaa sheegay in dalalka Soomaaliya, Iran, Libya, Yeman, Suuriya uusan u ogolaan doonin inay soo galaan Mareykanka.
Goobjoog News




READ MORE FROM THE SOURCE: Maxkamadda Sare Ee Mareykanka Oo Taageertay Go’aankii Trump

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.