Maxkamadeynta dhalinyaro Kenyan lala xiriirinayo Al-Shabaab oo dib loo dhigay

0
120

Maxkamadda Degmadda Kawaale ee dalkaasi waxaa maanta la hor geeyey 17 Dhallinyaro Kenyan la sheegay inay qorsheynayeen inay u soo socdaalaan Somalia, si ay ugu  biiraan Al-Shabaab. Dhallinyaradaasi waxay beeniyeen Eedeymihii lagu soo oogay, iyagoo Garsoorka Maxkamadda u sheegay in la soo qabtay xilli ay  ka shaqeynayeen Ganacsiga Shirkad diiwaan-gashan. Garsoorihii Maxkamadda ayaa la sheegay […]




SOURCE: Maxkamadeynta dhalinyaro Kenyan lala xiriirinayo Al-Shabaab oo dib loo dhigay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.