|

Maydadka dhowr qof ka mid ahaa Tahriibayaal ay doonyo kula degeen Xeebta Jabuuti oo la helay

Ugu yaraan 130 Tahriibayaal ayaa la sheegay inay 2 dooni shalay galab kula degeen Xeebaha dalka Jabuuti, sida ay xaqiijiyeen Hay’adda Muhaajiriinta Caalamka ee IOM. Warbixin ay IOM soo saartay ayaa lagu sheegay in Tahriibayaashaasi oo ku sii jeeday dalka Yemen ay labada dooni kula degtay meel ka baxsan Xeebta Degmadda Godoriya ee Gobalka Obokh […]




SOURCE: Maydadka dhowr qof ka mid ahaa Tahriibayaal ay doonyo kula degeen Xeebta Jabuuti oo la helay

Leave a Reply

DAAWO WAREYSIGA MADAXWEYNAHA

Recently Commented

  • Abdulqadir Tallman: Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay aas Qaran oo loo sameysay Saraakiishii lagu dilay nawaaxiga...
  • Abdulqadir Tallman: Yaa qaadanaya lacag ay soo daabaceen Farmaajo iyo qashinka ku hareereysan? Yaa tuugo ku aaminaya...
  • Abdulqadir Tallman: Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadeen xafiiska Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
  • Abdulqadir Tallman: Ololaha uu waayadan ku hayay Raiisulwasaare Kheyre baa halkaa la galy ee Farmaajo isaga iyo...
  • Mohamed Ali Hassan: Application